 |
| Ahmed Diiriye |
Odayaal dhaqameedyo ka socda Beelo ka tirsan Muqdisha ayaa hawlo nabadaynta Soomaaliya u jooga Jamhuuriyadda Jabuuti. Odayaal dhaqameedyadan waxaa Jabuuti uga horeeyay wafdi uu hogaaminayay Ra’isal Wasaaraha DKMG Nuur Xasan Xuseen oo iyaguna waday hawlo dib u heshiisiin ah. VOA waxaa u suuragashay in ay ka wareysato Axmed Diiriye Cali ,Afhyaeenka midnimada dhaqanka ee Beelahaasi waxa ay u joogaan Jabuuti. Dhegeyso