Accessibility links

Sawirro: Booqashadii Obama ee Afrika

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa soo afjaray socdaal uu ku tagay seddex wadan oo Afrika. Obama ayaa booqday wadamada Senegal, South Africa iyo Tanzania.
Show more

Dayaaradda Madaxweyne Obama oo ka soo kicitimeysa dalka Tanzania, iyadoo uu madaxweynuhu soo afjaray socdaalkiisii Afrika.
1

Madaxweyne Obama ayaa madaxa ku ciyaaraya kubad ka sameysan qalab koronto dhaliya oo lagu kaarikeeyo taleefanada gacanta lehna awood lagu daaro nalalka, isagoo booqanayay Shirkadda Korontada ee Ubungo oo soo bandhigaysay hormar dhanka korontada ah, Dar Es Salaam, July 2, 2013.
2

Gabdho dhalinyaro ah iyo haween xiran guntiinooyinka hiddaha iyo dhaqanka oo lagu magacaabo "Khanjas" uuna ku sawiran yahay Madaxweyne Obama oo safan aqalka madaxtooyada ee magaalada Dar es Salaam, Tanzania, July 1, 2013.
3

Madaxweyne Obama oo lagu soo dhaweynayo magaalada Dar es Salaam, Tanzania.
4

Load more

XS
SM
MD
LG