 |
| Shariif Xasan Sheekh Aadan |
Qaramada Midoobay iyo dawladda Ra’isal Wasaare Nuur Xasan Xuseen ( Nuur Cadde) ayaa ku hawlanaa in dib u heshiisiin waarta laga gaaro arrimaha Soomaaliya. Kooxda la magac baxday dib u xoreynta Soomaaliya ayaa ka soo dabacday mawqifkoodii ahaa in ayan wax wadahadalo cidna la galaynin ilaa inta ay Ciidamada Itoobiyaanku fadhiyaan Soomaaliya. Gudoomiyaha golaha dhexe ee kooxdaasi Asmara Shariif Xasan Sheekh Aadan oo jooga Jabuuti ayaa wareysi siiyay VOA. Dhegayso