Khasaaraha ka dhashay dagaaladii labadii maalmood ee la soo dhaafay ka dhacay Muqdisha ayaa sii kordhaya. Ciidamada Ethiopia ayaa lagu soo waramay in ay ku durkeen degmooyinka djinaca waqooyi ee magaalada Muqdisha ayna dib fariisimo uga samaysteen goob ay horey uga baxeen. Isbitaalada ayaa wali waxaa soo gaaraya dadka waxyeelada ka soo gaartay dagaaladaasi. Warbixintaasi iyo Wareysi VOA la yeelataymadaxa barista xagudubyada Dhegayso