Codka Amerika SomaliVOA.com
 Ilo lagu kalsoonyahay xaga wararka

Qoraal keliya
Search

 
Taliyaha Boliiska Soomaaliya oo ka waramay dagaaladii Muqdisha


23-April-2008
Qaybdiid - Soo rogo (MP3) audio clip
Qaybdiid - Dhegayso (MP3) audio clip

cabdiqeybdiid
Cabdi Qaybdiid
Eedaha loo jeedinayey ciidamad Itoobiya ee taageeraya kuwa dawladda Federaalka ku meel gaarka ah waxaa ka mid ah in dad rayid ah  la xasuuqay. Waxaa jira eedo intaas ka culus oo loo jeedinayo ciidamada Itoobiya oo ah inay gaysteen gawrac. VOA waxay arrimahaas ka waraysatay Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomalaiya Jeneraal Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid oo ku sugan Muqdishu. Dhegayso

emailme.gif E-mail ku dir qoraalkan
printerfriendly.gif La daabacan karo

  War Cusub
Riyaale: Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya  Audio Clip Available

  Warka kale ee VOA
Martida Makrafoonka: Jen. Morgan  Audio Clip Available
Dad badan Oo Ku Dhintay Dagaallada Goballada Dhexe  Audio Clip Available
Nin Soo Arkay Dadka Sanaag Lagu Haysto  Audio Clip Available
M. Dheere: Howl-galladii Ammaanka Ayaa La Soo Celinayaa  Audio Clip Available
Yusuf Oo Ka Hadlay 1-da July Iyo Magaalooyin Laga Xusay  Audio Clip Available
Cabdullahi Yusuf: Si Buuxda Ayaan U Taageerayaa Heshiiska  Audio Clip Available
Qareen Soomaaliyeed Oo Isu Sharaxay Hague  Audio Clip Available
Cumar Xaashi: Magaalada Baladwayne Gumaysigii Waa Uu Ka Baxay  Audio Clip Available
Maxaakimta Oo Qabsaday Magaalooyin Waawayn  Audio Clip Available
Yates: Waanu Ka Qayb-qaadanaynaa Fulinta Heshiiska  Audio Clip Available