Cali Xaraare oo wareystay madaxweyne Cabdullaahi Yusuf
Maalmihii la soo dhaafay waxaa magaalada Muqdisha ka soo baxayay warar sheegaya in ciidamada Ethiopia ay ay tacaddiyo badan oo xasuuq ah ka gaysteen Muqdisha. Madaxweynaha DFKG ee Soomaaliya Cabdullaahi Yusuf Axmed waxa uu ka hadlay dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhcay Muqdisha iyo socdaalkiisa Mareykanka . Dhegayso