Codka Amerika SomaliVOA.com
 Ilo lagu kalsoonyahay xaga wararka

Qoraal keliya
Search

 
Weerar Bambaano ah oo askar Itoobiyaan ah lagu dilay Baydhaba


28-April-2008
Baydhaba - Soo rogo (MP3) audio clip
Baydhaba - Dhegayso (MP3) audio clip

Askarta Ethiopia
Laba askari oo Itoobiyaan ah ayaa lagu dilay maanta(Isniin) magaalada Baydhaba kadib markii Bambaano kuwa gacanta ah lagu weeraray. Weerarkaasi kadib waxay ciidamada Itoobiyaanku fureen rasaas oo dad ay ku dhinteen ,qaar kalena ku dhaawacmeen. Dhegayso . 

emailme.gif E-mail ku dir qoraalkan
printerfriendly.gif La daabacan karo

  War Cusub

  Warka kale ee VOA