Codka Amerika SomaliVOA.com
 Ilo lagu kalsoonyahay xaga wararka

Qoraal keliya
Search

 
Ergeyga Qaramada Midoobay oo guddoominaya shirka kooxda xiriirka caalamiga ee Oslo


29-April-2008
Ahmedou - Soo rogo (MP3) audio clip
Ahmedou - Dhegayso (MP3) audio clip

OULD
OULD
Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ahmedou Ould Abdallah  ayaa guddoomin doona shir kooxda xiriirka caalamiga uga furmaya berri(Arbaca) Oslo ee dalka Norway. Shirkaasi waxa looga hadli doonaan joogtaynta xubnaha ku jira kooxdaas iyo dadaalka dib u heshiisiinta Soomaaliya. VOA ayaa wareysi la yeelatay ergeyga. Dhegayso.

emailme.gif E-mail ku dir qoraalkan
printerfriendly.gif La daabacan karo

  War Cusub

  Warka kale ee VOA