Codka Amerika ▪ SomaliVOA.comIlo lagu kalsoonyahay xaga wararka
Qoraal keliya
Masuuliyiinta Bay waxay maanta bandow ku soo rogeen Baydhaba kadib qarax maanta ka dhacay halkaasi. Rasaas ay fureen ciidamada Itoobiyaanka ayaa ugu yaraan 15 qof oo rayid ah ay ku dhinteen. Wareysiyo iyo warbixin halkan ka dhegayso.
E-mail ku dir qoraalkan La daabacan karo