Codka Amerika SomaliVOA.com
 Ilo lagu kalsoonyahay xaga wararka

Qoraal keliya
Search

 
Hogaamiyihii Al-Shabaab oo la dilay


01-May-2008
Dhuusamareeb - Soo rogo (MP3) audio clip
Dhuusamareeb - Dhegayso (MP3) audio clip

Ceyrow
Ceyrow
Duqeyn ay Maraykanku ka gaysatay bartamaha Soomaaliya ayaa lagu dilay hoggamiyihii Al-Shabab Aadan Xaashi Faarax (Cayrow). Dilkaas waxa xaqiijiyey xubno ka tirsan Maxaakimta Islaamiga ah iyo Al-Shabab. Waresiyo la xiriira dhegayso

emailme.gif E-mail ku dir qoraalkan
printerfriendly.gif La daabacan karo

  War Cusub

  Warka kale ee VOA