Codka Amerika SomaliVOA.com
 Ilo lagu kalsoonyahay xaga wararka

Qoraal keliya
Search

 
Saxaafadda oo caddaadis lagu hayo


02-May-2008
Saxaafadda - Soo rogo (MP3) audio clip
Saxaafadda - Dhegayso (MP3) audio clip

microphone
Darasaad lagu sameeyay codadka dadka daafaaha dunida ku nool  ayaa sheegay in ay taageersan yihiin xoriyadda saxaafadda ee wararka, waxaase wali jira in dad aan badnayn ay aaminsan yihiin in ay gudboon tahay mararka qaarkood in loo oglaado dawladahu ay jaangoyaan tabinta wararka. Dhegayso

emailme.gif E-mail ku dir qoraalkan
printerfriendly.gif La daabacan karo

  War Cusub

  Warka kale ee VOA