Codka Amerika SomaliVOA.com
 Ilo lagu kalsoonyahay xaga wararka

Qoraal keliya
Search

 
Bannaanbax ay dhigeen dadweynaha Muqdisho


05-May-2008
Mogadishu riots - Soo rogo (MP3) audio clip
Mogadishu riots - Dhegayso (MP3) audio clip

Mogadishu Roits
Bannaanbax Muqdisho ka dhacay
Ugu yaraan saddex qof ayaa lagu dilay Muqdisha maanta ( Isniinta ) markii xoogagga amaanku ay tacshiirad ku rideen dad ka cabanayay ascaarta cuntadda oo kor u kacday. Dhowr qof oo kale ayaa daganaasha la’aantaasi ku dhaawacmay waxayna rabshaduhu dhaceen kadib markii kummanaan qof ay dhagxaan la dhaceen ganacsatada cuntada . Dhagayso

emailme.gif E-mail ku dir qoraalkan
printerfriendly.gif La daabacan karo

  War Cusub

  Warka kale ee VOA