 |
| Askarta dawladda |
Qarax maanta ka dhacay magaalada Baydhabo waxaa dhintey saddex ka mid ah askarta dawladda ku meel gaark ah lix kalena wey ku dhaawacmeen. Baabuurkaasi oo ahaa nooca 4X4 waxaa qaraxaasi lala beegsaday isaga oo ka tagay xerada Daaynuunaay wuxuuna marayay Maanyo Fuulka