Codka Amerika SomaliVOA.com
 Ilo lagu kalsoonyahay xaga wararka

Qoraal keliya
Search

 
Maamulka Bush oo ka fiirsanaya xiritaanka Guantanamo


08-May-2008
Guantanamo - Soo rogo (MP3) audio clip
Guantanamo - Dhegayso (MP3) audio clip

Guantanamo
Guantanamo

Guddi ka tirsan Aqalka Hoose ee Kongareska ayaa dhageystey marag-fur ku saabsan maxaabiista lagu hayo xabsiga ku yaal Jasiiradda Guantanamo Bay ee Cuba. Saraakiil sare oo Mareykan ah ayaa sheegey in laga yaabo in inta uusan maamulka Bush uusan wakhiga uu joogayo xafiisku ka dhammaan, bisha January ee sanadka dambe; uu sameeyo qorshe albaabada loogu laabayo Xabsiga Gunatanamo Bay. Dhegayso

emailme.gif E-mail ku dir qoraalkan
printerfriendly.gif La daabacan karo

  War Cusub

  Warka kale ee VOA