Codka Amerika SomaliVOA.com
 Ilo lagu kalsoonyahay xaga wararka

Qoraal keliya
Search

 
Shir Soomaalida uga furmaya Jabuuti


09-May-2008
Jabuuti - Soo rogo (MP3) audio clip
Jabuuti - Dhegayso (MP3) audio clip

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jabuutijpg
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jabuuti
Dalka Jabuuti waxaa lagu wadaa in uu berrito ka furmo shir ay isugu imanayaan dawladda ku meel gaarka ee Soomaaliya iyo Mucaaridka. Shirkaasi iyo cabasho ay  Jabuuti ka gudbisay Eritrea. Shirkaasi waxaa looga hadli doonaa sidii dawladda ku meel gaarka ah iyo mucaaradka la isugu soo dhowayn lahaa.  Arrimahaasi waxay VOA ka wareysatay wasiirka arrimaha dibadda ee Jabuuti Maxamuud Cali Yusuf. Dhegayso

emailme.gif E-mail ku dir qoraalkan
printerfriendly.gif La daabacan karo

  War Cusub

  Warka kale ee VOA