Codka Amerika ▪ SomaliVOA.comIlo lagu kalsoonyahay xaga wararka
Qoraal keliya
Shirka Soomaalida uga socda Jamhuuriyadda Jabuuti ayaan weli galin marxalad ogolaaneysa in wufuudda dowladda KMG ah mataleysa iyo mucaaradku ay isku soo hor fariistaan. Wareysiyo ayaan idiinka heynaa.
E-mail ku dir qoraalkan La daabacan karo