Codka Amerika SomaliVOA.com
 Ilo lagu kalsoonyahay xaga wararka

Qoraal keliya
Search

Markab La Sii Daayay Madax-furasho Kadib


25-June-2008
Warbixinta Birjeeb - Soo rogo (MP3) audio clip
Warbixinta Birjeeb - Dhegayso (MP3) audio clip

[insert caption here]
Burcad badeed
Mid kamid ah Maraakiib lagu haysatay xeebta degmada Eyl ee maamul goboleedka Puntland ayaa lagu soo warramayaa in la siidaayey, kaddib markii burcad badeedii haysatay la siiyay lacag madax furasho ah oo ka badan hal Milyan oo dollar-ka Maraykanka ah.  Nuux Muuse Birjeeb oo warbxin arintaas khuseeysa Garoowe nooga soo diray ayaa sheegaya in bixinta madaxfurashadaas aan si madaxbannaan loo xaqiijinin. 

Markabka la sii daayay iyo burcad-baddeediiba xalay ayay meelo kala duwan u shiraacdeen, sida uu VOA-da u sheegay guddoomiyaha degmada Eyl Md. Cabdullahi Saciid Aw-Yusuf. 

Waxa wali xeebaha Eyl afduub loogu haystaa markab kale oo laga leeyahay Jarmalka, kaasoo isagana, sida la filay, ay burcadeeddu madax-furasho uga fadhido.

Sharaxaad dheeri ah oo warkaan la xiriira ka dhagayso warbixin ta Nuux Muuse Birjeeb


emailme.gif E-mail ku dir qoraalkan
printerfriendly.gif La daabacan karo

  War Cusub
Maamul Islaami Ah Oo Kismaayo Laga Dhisay  Audio Clip Available

  Warka kale ee VOA
Barnaamijka Martida Makrafoonka  Audio Clip Available
Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka  Audio Clip Available
Barnaamijka Caweyska Washington  Audio Clip Available
Amnesty Oo Ka hadashay Burcad-badeedda  Audio Clip Available
Wargaysyada Caalamka Iyo Soomaaliya.  Audio Clip Available
Millatariga Faransiiska Oo Weeraraya Burcad-badeedda
Burcad-badeed Qabsatay Muwaadiniin Faransiis Ah
Al-Shabab Oo Madaxtooyada Weerartay  Audio Clip Available
Soomaali Banaanbax Ka Dhigtay St. Paul, Minnesota.  Audio Clip Available
Xukuumadda Oo Ka Badbaaday Codka Kalsooni-darrada  Audio Clip Available
Faaqidaadda Todobaadka: Barlamaanka Iyo Heshiiskii Addis  Audio Clip Available
Jawhar: Dagaal Ka Dhex Qarxay Isbahaysiga  Audio Clip Available
Barnaamijka Todobaadka Iyo Geeska  Audio Clip Available