Codka Amerika SomaliVOA.com
 Ilo lagu kalsoonyahay xaga wararka

Qoraal keliya
Search

Warbixinno Ku Saabsan Xaaladaha Qaxootiga ee Muqdisho Iyo Marka


25-June-2008
Warbixinta Xalane - Soo rogo (MP3) audio clip
Warbixinta Xalane - Dhegayso (MP3) audio clip
Warbixinta Nasra - Soo rogo (MP3) audio clip
Warbixinta Nasra - Dhegayso (MP3) audio clip

[insert caption here]
Xeryaha Qaxootiga
Inkastoo inta badan ay ishu si fudud u qabato dadka ku jira xeryaha qaxootiga ee ku yaal meelaha ka baxsan Muqdisho, ayaa waxa iminka degmooyinka Muqdisho laftooda si wey ugu sii badanaya xeryo qaxooti kuwaasoo ay dagan yihiiin dad sababo kala duwandad uga soo cararey guryohoodii.

Dhinaca kalana dad qaxooti ah oo ka soo jeeda qowmiyadda Oromada ee dalka Itoobiya ayaa la sheegayaa inay xaalad nolol xumo oo adag ku haysato gudaha magaalada Marka ee gobolka Shabeelaha hoose.

Haddaba wariyayaasheena Nasra Cali Caruush oo joogta Muqdisho iyo Maxamed Xalane oo Marka jooga ayaa booqday baraha ay ku sugan yihiin qoxootiga jooga labada magaalo, oo inta u kuur-galay xaaladdooda nololeed labadan warbixinood oo faahfaahsan noo soo diray, kuwaas oo aad halkaan ka dhagaysan kartid.


emailme.gif E-mail ku dir qoraalkan
printerfriendly.gif La daabacan karo

  War Cusub
Wargaysyada Caalamka Iyo Soomaaliya  Audio Clip Available

  Warka kale ee VOA
Meles Zenawi: Diyaar Ayaan U Nahay Inan Ciidankeena La Baxno.
Nuur Cadde: Waa La Dhammeeyay Khilaafkii Madaxda FKMG  Audio Clip Available
Burcad-badeed Gacan Kagaysatay Qabashada Dekedda Kismaayo
Madaxda DFKMG Oo Baydhaba Ka Dagay  Audio Clip Available
Madaxda Xukuumadda FKMG Oo Heshiis Gaaray
Faaqidaadda Todobaadka: Dagaallada Kismaayo  Audio Clip Available
Wicidda Dhagaystayaasha: Cabdilqaasim Salaad Xassan  Audio Clip Available
Suxufiyiin Ajnabi ah Oo Muqdisho Lagu Haysto
Kismaayo Oo Gacanta U Gashay Kooxaha Islaamiyiinta  Audio Clip Available
Martida Makrafoonka Iyo Faarax Macalin  Audio Clip Available
Banrnaamijka Todobaadka Iyo Geeska  Audio Clip Available