Codka Amerika SomaliVOA.com
 Ilo lagu kalsoonyahay xaga wararka

Qoraal keliya
Search

Caruur Walaalo Ah Oo Kismaayo Lagu Dilay


27-June-2008
Qoyska lagu weeraray Kismaayo - Soo rogo (MP3) audio clip
Qoyska lagu weeraray Kismaayo - Dhegayso (MP3) audio clip

Magaalada Kismaayo
Magaalada Kismaayo
Hay’adaha xuquuqda aadanaha ee ka howl-gala Soomaaliya ayaa si weyn u cambaareeyay weerar ay xalay koox dablay ah ku qaadeen guri ku yaala magaalada Kismaayo halkaas oo ay ku dhinteen laba carruur ah oo wada dhashay. 

Weerarkan oo sidoo kale uu dhaawac ka soo gaaray saddex qof oo isla qoyskaas ka tirsan ayna ka mid yihiin laba kale oo caruura iyo hooyadii dhashay ayaa sida ay sheegayaan warar aan la xaqiijin bartilmaameedka dablaydu waxa uu ku jahaysnaa aabaha qoyska weerarka lagu qaaday.  Aabahaas ayaa isagu waqtiga weerarku dhacay guriga ka maqnaa. 

Sahra Cabdi Axmed oo Kismaayo nooga soo waranta ayaa haysa fahafaahinta warkaas.


emailme.gif E-mail ku dir qoraalkan
printerfriendly.gif La daabacan karo

  War Cusub
Maamul Islaami Ah Oo Kismaayo Laga Dhisay  Audio Clip Available

  Warka kale ee VOA
Barnaamijka Martida Makrafoonka  Audio Clip Available
Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka  Audio Clip Available
Barnaamijka Caweyska Washington  Audio Clip Available
Amnesty Oo Ka hadashay Burcad-badeedda  Audio Clip Available
Wargaysyada Caalamka Iyo Soomaaliya.  Audio Clip Available
Millatariga Faransiiska Oo Weeraraya Burcad-badeedda
Burcad-badeed Qabsatay Muwaadiniin Faransiis Ah
Al-Shabab Oo Madaxtooyada Weerartay  Audio Clip Available
Soomaali Banaanbax Ka Dhigtay St. Paul, Minnesota.  Audio Clip Available
Xukuumadda Oo Ka Badbaaday Codka Kalsooni-darrada  Audio Clip Available
Faaqidaadda Todobaadka: Barlamaanka Iyo Heshiiskii Addis  Audio Clip Available
Jawhar: Dagaal Ka Dhex Qarxay Isbahaysiga  Audio Clip Available
Barnaamijka Todobaadka Iyo Geeska  Audio Clip Available