Codka Amerika SomaliVOA.com
 Ilo lagu kalsoonyahay xaga wararka

Qoraal keliya
Search

Qareen Soomaaliyeed Oo Isu Sharaxay Hague


30-June-2008
Warasiga Dr. Cabdilqawi - Soo rogo (MP3) audio clip
Warasiga Dr. Cabdilqawi - Dhegayso (MP3) audio clip

Maxkamadda Hague
Maxkamadda Hague
Ururka Midwoga Afrika ayaa lagu soo warramayaa inay taageereen sharci-yaqaan Soomaali ah laguna magacaabo Dr. Cabdilqawi Axmed Yuusuf oo isagu u tartamaya inuu garsoore ka noqdo Maxkamadda Caalamiga ah ee Hague.

Maxkamada Hague oo ka kooban 15 garsoore ayaa waxay hoos timaadaa Qaramada Midoobay, iyada ooy garsooreyaashaasi soo doortaan Golaha Ammaanka iyo golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay.

Dr. Cabdilqawi ayaa haddii la doorto noqon doona qofkii Soomaaliyeed ee u horeeyay isla markaana qofkii ugu horeeyay ee u dhasha Geeska Afrika oo xilkaasi qabta.

Weriyaha laanta afka Soomaaliga uga soo warrama Jabuuti Xuseen Barre Aadan oo hadda ka mida suxufiyiinta ku sugan Sharmal-Sheekh oo uu ka socdo kulan-madaxeedka Midowga Afrika ayaa kula kulmay magaaladaas Dr. Cabdilqawi  waxa uuna qareenka kala sheekaystay xaaladda siyaasadeed iyo tan garsoorka ee Soomaaliya iyo waliba rajada uu ka qabo in uu xaqiijiyo hankiisan.

Waraysiga oo dhamaystiran halkaan ka dhagayso fadlan.

 

emailme.gif E-mail ku dir qoraalkan
printerfriendly.gif La daabacan karo

  War Cusub
Maamul Islaami Ah Oo Kismaayo Laga Dhisay  Audio Clip Available

  Warka kale ee VOA
Barnaamijka Martida Makrafoonka  Audio Clip Available
Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka  Audio Clip Available
Barnaamijka Caweyska Washington  Audio Clip Available
Amnesty Oo Ka hadashay Burcad-badeedda  Audio Clip Available
Wargaysyada Caalamka Iyo Soomaaliya.  Audio Clip Available
Millatariga Faransiiska Oo Weeraraya Burcad-badeedda
Burcad-badeed Qabsatay Muwaadiniin Faransiis Ah
Al-Shabab Oo Madaxtooyada Weerartay  Audio Clip Available
Soomaali Banaanbax Ka Dhigtay St. Paul, Minnesota.  Audio Clip Available
Xukuumadda Oo Ka Badbaaday Codka Kalsooni-darrada  Audio Clip Available
Faaqidaadda Todobaadka: Barlamaanka Iyo Heshiiskii Addis  Audio Clip Available
Jawhar: Dagaal Ka Dhex Qarxay Isbahaysiga  Audio Clip Available
Barnaamijka Todobaadka Iyo Geeska  Audio Clip Available