Codka Amerika SomaliVOA.com
 Wararka aad ku kalsoon tahay

Qoraal keliya
Search

Burcad-badeed Qabsatay Muwaadiniin Faransiis Ah


03-September-2008

[insert caption here]
Burcad-badeed Soomaaliyeed
Faransiiska ayaa sheegay in burcad-badeed ay xeebaha Soomaaliya ku af-duubeen doon ay la socdeen laba muwaadiniin oo Faransiis ah.

Wasiirka arimaha dibadda Faransiiska ayaa sheegay in doontan (oo nooca lagu raaxaysto ah) laga afduubay Gacanka Cadmeed maanta oo Arbaca ah.  Saraakiil u hadashay maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa iyaguna warkaas xaqiijiyay.

Burcad-badeeddu waxa ay fara kulul ku hayaan Gacanka Cadmeed, kaasoo ah mid ka mida marinnada ugu mashquulsan ee ay maraan maraakiibta caalamka, iskuna xira Badwaynta Hindiya iyo Badda Cas.

Sannadkaan gudihiisa qiyaastii 30 markab ayaa lagu afduubay xeebahaas.

Xukuumadda ku meel-gaarka ayaa la daalaa-dhacaysa dagaal ay kula jirto kooxo Islaamiyiin ah mana ay laha awood ay ku ilaaliso xeebeheeda.

Golaha Amaanka ee QM ayaa meel-mariyay qaraar u ogolaanaya maraakiibta dagaalka ee ajnabigu in ay galaan biyaha Soomaaliya si ay ula dagaallamaan burcad-badeedda.

 

emailme.gif E-mail ku dir qoraalkan
printerfriendly.gif La daabacan karo

  War Cusub
Cadde: Madaxweynuhu xukunka ha iska casilo  Audio Clip Available

  Warka kale ee VOA
Bwakira: Wadahadal ayaan la wadnaa madaxda Soomaalida  Audio Clip Available
Md. Yuusuf: Gacmo Shisheeye ayaa Nagu Dhex Jira  Audio Clip Available
Xaggee Ku Dambeeyay Markabkii Saliidda?
IGAD oo Mowqif Adag Ka Qaadatay Soomaaliya  Audio Clip Available
Aadan Madoobe oo kulan degdeg ah ku baaqay.  Audio Clip Available
Axmed Cabdalla: Isjiid-jiidka siyaasadeed xal ma keenayo.
Markab Sucuudigu leeyahay oo la afduubtay
Xuseen Caydiid: Soomaalida arrimaheeda ha loo daayo  Audio Clip Available
Nuur Cadde oo Shaaciyay Liiska Xukuumaddiisa  Audio Clip Available
Puntland: Musharixiin Qaadacay Wareegto Madaxtooyo  Audio Clip Available
Faaqidaadda Todobaadka: Soomaalida iyo Qurbaha  Audio Clip Available
Md. Yuusuf: Xukuumadi Ma Jirto  Audio Clip Available
Dagaallo Ka Dhacay Degaanka War Ciise ee Jowhar  Audio Clip Available
Martida Makrafoonka: Cabdiraxman Macalln Baadiyoow  Audio Clip Available
Cawayska Washington Iyo Fannaankii Kuluc  Audio Clip Available
Madaxda Federaalka oo Isku Mari la' Dhismaha Xukuumadda  Audio Clip Available
Dhalinyaro lagu qisaasay Baydhaba.  Audio Clip Available
Nuur Cadde: Waan dhamaystiray dhismaha dowladda.  Audio Clip Available
Al-Shabaab oo Marka qabsatay.  Audio Clip Available
Wareysi Qareenka Maxbuuska Soomaaliga ee ku jira Guantanama  Audio Clip Available
Ceel-Waaq oo qax ka bilowday.  Audio Clip Available
Ciidanka Badda Hindiya oo Badbaadiyay Markab Ganacsi