Codka Amerika SomaliVOA.com
 Wararka aad ku kalsoon tahay

Qoraal keliya
Search

Wargaysyada Caalamka Iyo Soomaaliya.

05-September-2008
wargaysyada Caalamka Iyo Soomaaliya - Soo rogo (MP3) audio clip
wargaysyada Caalamka Iyo Soomaaliya - Dhegayso (MP3) audio clip

Voice Of America
Voice Of America
Barnaamijka Wargaysyada iyo waxa ay ka qoreen Soomaaliya waxaan todobaadkan ku soo qaadanaynaa saddex mawduuc oo ay qaar ka mida saaxafadda caalamku todobaadkan si gaar ah u abbaareen.

Majalladda The Economist waxa ay afartii September soo daabacday maqaal ay sawir guud uga bixinayso xaaladda bini’aadanimo, tan ammaan iyo midda siyaasadeed ee Soomaaliya.

Wargayska International Herald Tribune waxa isagana todobaadkan lagu soo daabacay maqaal ay si wadajir ah u qoreen Prof. Ken Menkhaus iyo Karin Von Hippel ku soo bandhigeen afar siyaasaddood oo uu Maraykanku ku dabakhay Soomaaliya in ay mas’uul ka yihiin duruufaha siyaasadeed iyo amni ee ka taagan Soomaaliya.

Ugu dambayna waxanu eegnay maqaal lagu soo daabacay wargayska Malaysia Star oo nin mar lahayste ku noqday Soomaaliya uga waramayo sida ay u egtahay nolasha caynkaa oo kale ah iyo qiimaha nolasha qofku u leedahay dadka wax afduubta.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyay Cabdusalam M. Jama waxaana la soo jeedinaysa Caasha Ibraahim Aaden.

 

 

emailme.gif E-mail ku dir qoraalkan
printerfriendly.gif La daabacan karo

  War Cusub
Cadde: Madaxweynuhu xukunka ha iska casilo  Audio Clip Available

  Warka kale ee VOA
Bwakira: Wadahadal ayaan la wadnaa madaxda Soomaalida  Audio Clip Available
Md. Yuusuf: Gacmo Shisheeye ayaa Nagu Dhex Jira  Audio Clip Available
Xaggee Ku Dambeeyay Markabkii Saliidda?
IGAD oo Mowqif Adag Ka Qaadatay Soomaaliya  Audio Clip Available
Aadan Madoobe oo kulan degdeg ah ku baaqay.  Audio Clip Available
Axmed Cabdalla: Isjiid-jiidka siyaasadeed xal ma keenayo.
Markab Sucuudigu leeyahay oo la afduubtay
Xuseen Caydiid: Soomaalida arrimaheeda ha loo daayo  Audio Clip Available
Nuur Cadde oo Shaaciyay Liiska Xukuumaddiisa  Audio Clip Available
Puntland: Musharixiin Qaadacay Wareegto Madaxtooyo  Audio Clip Available
Faaqidaadda Todobaadka: Soomaalida iyo Qurbaha  Audio Clip Available
Md. Yuusuf: Xukuumadi Ma Jirto  Audio Clip Available
Dagaallo Ka Dhacay Degaanka War Ciise ee Jowhar  Audio Clip Available
Martida Makrafoonka: Cabdiraxman Macalln Baadiyoow  Audio Clip Available
Cawayska Washington Iyo Fannaankii Kuluc  Audio Clip Available
Madaxda Federaalka oo Isku Mari la' Dhismaha Xukuumadda  Audio Clip Available
Dhalinyaro lagu qisaasay Baydhaba.  Audio Clip Available
Nuur Cadde: Waan dhamaystiray dhismaha dowladda.  Audio Clip Available
Al-Shabaab oo Marka qabsatay.  Audio Clip Available
Wareysi Qareenka Maxbuuska Soomaaliga ee ku jira Guantanama  Audio Clip Available
Ceel-Waaq oo qax ka bilowday.  Audio Clip Available
Ciidanka Badda Hindiya oo Badbaadiyay Markab Ganacsi