 |
| Voice Of America |
Barnaamijka Wicitaanka
Dhagaystayaasha oo ay soo diyaariso Caasha Ibraahim Aaden waxaa todobaadkan
marti noogu ah Cabdulqaadir Maxamudu Walaayo oo ah guddoomiye ku-xigeenka
guddiga sare ee maamulka gobolka Banaadir ee u xilsaaran in ay kasoo shaqeeyaan
dhismaha maamul si xor ah loogu doorto gobolka Banaadir.
Cabdulqaadir Walaayo waxa uu
dhagaystayaal dhowr ah uga jawaabay su'aalo la xiriira dabaceedda shaqada
guddigooda, halka ay u marayayaan iyo waliba awoodda ay u leeyihiin in ay ka
mira-dhaliyaan waajibkaas iyada oo uu dalku ku jira xaaladdan adag.
Barnaamijka Wicitaanka Dhagaystayaasha halkan ka
dhagayso.