Axad, 14 August 2011
Aas-aaskii Ururka Al-Shabab (Q-6aad)
Qeybtan oo ah tii ugu dambeysay waxay ka hadlaysaa hogaanka Al-Shabab, ciidamada kala duwan iyo waajibaadka qeyb walbaa qaabilsan tahay
Qeybtan oo ah tii ugu dambeysay waxay ka hadlaysaa hogaanka Al-Shabab, ciidamada kala duwan iyo waajibaadka qeyb walbaa qaabilsan tahay. Waxa kale oo qeybtan 6aad ka hadlaysaa khasaarihii dhowaanahan ururka soo gaarey iyo dhaqaale-xumo iyana lasoo daristay.
Qeybta 6aad hoosta ka dhageyso.

Ma joogtaa Somalia ama Dhadhaab?
Ma Doonaysaa inaad Fikirkaaga ka Dhiibato Dastuurka Cusub?
Fadlan Halkan Noogu soo dir Taleefonkaaga.
Daawo Hoteelkii Curuubo

Daawo Wareysiga Farmaajo
