Barnaamijkan waxaan ku faaqidaynaa horumarkii iyo dib u dhacyadii ku yimid dhaqaalaha Somalia 50-kii sanno ee ugu danbeeyay.