Isbahaysiga DKMG, kooxda Raas-kaambooni, iyo ciidamada dalka Kenya ayaa la wareegay degmada Badhaadhe oo ururka Al-Shabab uu maamulayey.

Ciidamadan isbahaysiga ahi, waxay sidoo kale maalintii shalay ahayd la wareegeen gacan ku haynta deegaanka Hoosingow oo ka tirsan gobolka Jubadda Hoose.

Wareysi arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.