Cawayska Washington ee toddobaadkan waxaan idiinku haynaa qodobo ay ka mid yihiin;
-Xaflad aroos wadareed ah oo kulmisay 15 caruus oo ka dhacday Hargeysa
-Garab Maraykan ah oo 12 daqiiqo gudahood cuntay 183 digaag ah
-Ragga Soomaalida iyo Mirqaanka maxaa kala haysta, iyo waliba qodobo kale oo xiiso badan.


