Barnaamijka Cawayska Washington waxaan idiinku haynaa qodobo kale duwan.

Waxaa kujira qeybtii Afraad ee wareysiga Fannaanadda Faadumo C/laahi Kaahin Maaandeeq.