Qodobada aad ku maqleysaan toddobaadkan waxaa ka mid ah;
-Majaajilladii Huryo iyo Bas-baas
-Farsamadii ugu danbeysay ee lagula tacaalayo burcad-badeedda.
-Magaalada Jidda oo laga dhisayo daarta ugu dheer adduunka.
iyo qeybtii labaad ee wareysiga fanaannada Laki Xaaji Wacays.


