Barnaamijka Cawayska Washington waxaa caawa ka qeybgalaya oo sannadka cusub u dabaaldegaya labada fannaan ee Hibo Nuura iyo Faadumo C/laahi Kaahim Maandeeq.

Sidoo kale barnaamijka waxaad ku maqli doontaan qodobo xiiso leh.