Qodobada barnaamijka Cawayska Washington waxaad ku maqli doontaan;
-Shirkaddo caalami ah oo taageerro siinaya ciyaarayahanada Soomaaliyeed ee ka qeybgalaya ciyaaraha olympic-ada ee London ka dhici doona 2012-ka
-Gobol ka tirsan India oo gaari siinaya raga iyo haweenka is-dhufaana si ay u yareeyaan dhalista ilmaha
-Qeybtii koowaad ee wareysiga miyuusikiistaha Max'ed Macallow Nuur.


