Cawayska Washington waxaan idiinku haynaa qodobo ay ka mid yihiin;

-Xaaladda Kooxda Ciyaaraha fudud ee Somalia iyo dhibaatooyinka la soo dersa.

-Haweenayn Mexico u dhalatay oo damacday inay ninkeedii xabsiga shandad uga saarto.

-Iyo qeybtii labaad ee wareysigii Miyuusikiiste Max'ed Macallow Nuur.