Barnaamijka Cawayska Washington ee toddobaadkan waxaad ku maqli doontaan;

-Maamullaha guud ee Shirkaddda Dahabshiil, C/rashiid Dahabshiil oo ka hadlaya sida uu u maamullo Shirkadda Dahabshiil oo ka howlgasha 150 dal oo ku yaalla daafaha dunida.

-Nabiil Nuur, oo ka hadlaya filim cusub oo uu soo saaray oo lagu magacaabo Dhig ama Dhaqo

-Qeybtii labaad ee wareysiga fanaanka Cabdi Cali Bacalwaan.

C/rashiid Dahabshiil