Cawayska Washington qodobada xiisaha badan ee aad aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah wareysi aan la yeelanay fannaanada Binti Cumar Gacal oo ku nool magaalada Muqdisho.