Sabti, 08 October 2011
Caweyska: Boon Xirsi (2)
Barnaamijka Caweyska ee toddobaadkan waxad ku maqlid doontaan magaalada Xamar, hadda iyo markii hore, iyo qosolkii Boon Xirsi
Barnaamijka Caweyska ee toddobaadkan waxad ku maqlid doontaan magaalada Xamar, hadda iyo markii hore, iyo qosolkii Boon Xirsi.
Waxa kale oo aad ku maqli doontaan nin Sucuudi ah oo qof dumar ah oo uu guursaday maalin gudaheed ku furay.
Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

Ma joogtaa Somalia ama Dhadhaab?
Ma Doonaysaa inaad Fikirkaaga ka Dhiibato Dastuurka Cusub?
Fadlan Halkan Noogu soo dir Taleefonkaaga.
Daawo Hoteelkii Curuubo

Daawo Wareysiga Farmaajo
