Barnaamijka maanta waxad ku maqli doontaan sheekooyin xiiso badan iyo qeybtiis 3-aad ee ee wareysiga aan la yeelanay fanaanada Caasha Cabdo Suleymaan (Maliika),

Barnaamijka Caweyska oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.