Axad, 11 September 2011
Caweyska: Farxaan Xiddig
Barnaamijka Caweyska ee toddobaadkan waxad ku maqlin doontaa fanaanka Farxaan Xiddig iyo qubanayaal kale oo xiiso badan.
Barnaamijka Caweyska ee toddobaadkan waxad ku maqlin doontaa fanaanka Farxaan Xiddig iyo qubanayaal kale oo xiiso badan.
Toddobaadkan waxad kale barnaamijka ku maqli doontaan wiil uu dhalay Abwaan Abshir Bacadle oo isagana suugaantu ay ka dhadhameyso.
Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.

Ma joogtaa Somalia ama Dhadhaab?
Ma Doonaysaa inaad Fikirkaaga ka Dhiibato Dastuurka Cusub?
Fadlan Halkan Noogu soo dir Taleefonkaaga.
Daawo Hoteelkii Curuubo

Daawo Wareysiga Farmaajo