Jimco, 07 May 2010
Dhalinyarada & Dagaallada: Qaadka
Barnaamijkan todobaadkan waxaan idinku haynaa Qaadka iyo dhibaatooyinka uu ku reebo dhalinyarada.
Qaadku waxa uu dhibaatooyin culus ku hayaa dhalinyarada oo uu ka lumiyaa waqti, dhaqaale iyo caafimaadkoodaba.
Xubintan waxaad ku maqlaysaan sheeko dhexmartay Maxamed Muumin Axmed "Ababe" oo ah abwaan dhalinyaro ah oo ku nool dalka Jabuuti iyo mid ka mid ah dhalinyarada cunta qaadka oo uu u bixiyey "Daacad". Sheekadan waaa mid si dhab ah u dhacday.
- Dhegayso Barnaamijka
WM
|
MP3

Ma joogtaa Somalia ama Dhadhaab?
Ma Doonaysaa inaad Fikirkaaga ka Dhiibato Dastuurka Cusub?
Fadlan Halkan Noogu soo dir Taleefonkaaga.
Daawo Hoteelkii Curuubo

Daawo Wareysiga Farmaajo
