Qeybtan 42aad waxay ka hadlaysaa gabayada la tiriyey marka bulsho ay abaari haleesho, waa gabayada roobdoonka.

Waxa inoo soo gudbinaya suugaan-uruuriye Axmed Faarax Cali (Idaajaa)