Qeybtan 43aad waxay sidii toddobaadkii hore oo kale ka hadlaysaa gabayada la tiriyey marka bulsho ay abaarro haleesho, waana gabayada roobdoonka.

Waxa inoo soo gudbinaya suugaan-uruuriye Axmed Faarax Cali (Idaajaa)