Waa qeybtii 89-aad ee barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha oo toddobaadkan ka hadlaysa suugaanta ay hooyooyinka  Soomaalidu  u tiriyaan ubadkooda.

Halkan hoose ka dhageeyso barnaamijkaasi oo dhameestiran.