Arboco, 28 December 2011
Dhaqanka iyo Hiddaha Q-90aad (Dhalashada Gabdhaha)
Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha oo uu soo diyaariyo soona gudbiyo Axmed Faarax Cali Idaajaa,
Barnaamijku wuxuu toddobaadkan ku saabsan yahay sida dhaqanka Somalida uu ula dhaqmo dhalashada ubadka dhedigga iyo sida loo arki jiray gabdha ku soo kororta reeraha.

Ma joogtaa Somalia ama Dhadhaab?
Ma Doonaysaa inaad Fikirkaaga ka Dhiibato Dastuurka Cusub?
Fadlan Halkan Noogu soo dir Taleefonkaaga.
Daawo Hoteelkii Curuubo

Daawo Wareysiga Farmaajo
