Barnaamijyada Dhaqanka iyo Hiddaha oo uu soo diyaariyo soona gudbiyo Axmed Faarax Cali Idaajaa, wuxuu ku saabsan yahay Fariimaha ay xambaarsanyihiin sheeko caruureedyada iyo sida caruurta looga hayo, sida loogu digo xumaanta iyo qiyaanada.

Ma joogtaa Somalia ama Dhadhaab?
Ma Doonaysaa inaad Fikirkaaga ka Dhiibato Dastuurka Cusub?
Fadlan Halkan Noogu soo dir Taleefonkaaga.