Arboco, 14 April 2010
Dhaqanka iyo Hiddaha Qeybta 1-aad (Gabayada)
Qeybta koowaad ee barnaamijka Dhaqanka iyo hiddaha waxaa looga hadlayaa GABAYADA.
Barnaamijyadan oo uu soo diyaariyay Axmed Faarax Cali Idaajaa ayaa looga hadli doonaa taariiqda dhaqanka iyo Hiddaha, gaar ahaa suugaanta iyo kaalinta ay ku leedahay nolosha Soomaalida.
Qeybta koowaad ee barnaamijyadan waxaa lagu falanqeynayaa GABAYADA.
- Dhegayso Dhaqanka iyo Hidaha (Gabayada)
WM
|
MP3

Ma joogtaa Somalia ama Dhadhaab?
Ma Doonaysaa inaad Fikirkaaga ka Dhiibato Dastuurka Cusub?
Fadlan Halkan Noogu soo dir Taleefonkaaga.
Daawo Hoteelkii Curuubo

Daawo Wareysiga Farmaajo
