Barnaamijka dhaqanka iyo hiddaha ee toddobaadkan oo ah qeybtii 29-aad, wuxuu ku saabsan yahay xoolaha iyo sida ay reer miyiga u kala jecelyihiin.

Barnaamijkan waxaa soo diyaariyaa soona gudbinayaa Axmed Farax Cali Idaajaa.