Waa barnaamijkii dhaqanka iyo hiddaha oo uu soo diyaariyo Axmed Faarax Cali Idaajaa, Qeybtani waxay ka hadlaysaa Warbaahinta Af-Soomaaliga ku hadasha iyo gefafkooda xagga afka ah.