Waa barnaamijkii dhaqanka iyo hiddaha oo uu soo diyaariyo Axmed Faarax Cali Idaajaa, waana qeyb kale oo hadlaysa Warbaahinta Af-Soomaaliga ku hadasha iyo gefafkooda xagga afka ah.