Barnaamijka Dhaqanka iyo Hidaha oo uu soo diyaariyo Axmed Faarax Cali Idaajaa waxaa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dooddihii ku saabsanaa xiliyadii gobonimadoonka iyo waliba suugaantii ka qeybqaadatay nabadayntii gobolka Mudug sannadkii 1950kii.