Waa qeybtii 37-aad ee Barnaamijka Dhaqanka iyo Hidaha oo ka hadlaysaa gabayada ay tiriyaan suugaanyahannada la xiro
Ahmed Farah Ali Idaajaa
| Nairobi, Kenya
Barnaamijkan dhaqanka iyo hiddaha waxaa soo diyaariyo halkana ka soo gudbiyo Axmed Faarax Cali Idaajaa. Toddobaadkana oo ah qeybtii 37-aad waxay ka hadlaysaa mid ka mid ah gabay uu tiriyay suugaanyahan Soomaaliyeed oo ku xirnaa xabsi ku yaala dalka Ethiopia.