Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha oo uu soo diyaariyo Axmed Faarax Idaajaa wuxuu todobaadkan ku saabsan yahay belwada iyo heellada iyo waqtigii ay ku soo biireen dhaqanka iyo hiddaha Soomaaliyeed.